Real Madrid ayaa si adag u bilowday ciyaarta iyadoo si joogto ah cadaadis u saareysa difaaca Barcelona kadib qalad dhacay kulanka
Laakiin Barcelona, oo aan waligeed ogolaan
in la liido, si degdeg ah ayey u jawaabtay
FermÃn López da’yarkii soo baxayay ayaa
muujiyay geesinimo, isagoo Rashford ka
helay kubbad si fiican loo dhisay, wuxuuna
si niyad leh u dhaliyay goolka barbaraha ku
“Markii ay ciyaartu u muuqatay mid nasasho
ku socota barbaro, Jude Bellingham ayaa
markale soo baxay daqiiqaddii 43-aad madax
awood badan oo ka yimid kubbad uu Militão
madaxa ku taabsiiyay, wuxuuna goolkiisii
labaad u dhaliyay Real Madrid nin jiro jio
Ciyaarta waxaa lagu galay nasashada iyadoo
Madrid hogaanka ku hayso 2–1, balse dareenku
wuxuu ahaa mid kacsan, Bernabéu-na wuxuu
ahaa meel laga dareemayo koronto iyo neecaw
“Markii qeybtii labaad la bilaabay, Barcelona
waxay isku dayday inay ku soo laabato ciyarta
Xavi ayaa sameeyay isbeddello Pedri iyo Gavi
ayaa la geliyay si loo xoojiyo khadka dhexe,
halka Rashford uu isku dayay inuu ka dhex
baxo difaaca adag ee Madrid. kooxdaa
Laakiin daafacyada sida Militão iyo Rüdiger
ayaa ahaa darbiyo aan la jebin karin.
VinÃcius Jr ayaa dhinaca bidix ka dhigay dhibaato joogto ah.
Markasta oo uu kubbad taabto, taageerayaasha
Madrid way istaagaan wuxuuna muujinayaa
sababta loogu yeero ciyaaryahan is beddela
Barcelona dhinacooda, difaacooda bidix wuxuu
noqday meel daciif ah oo la beegsanay
Cancelo iyo Christensen ayaa ku dhibtoonay
inay la socdaan xawaaraha VinÃcius iyo Mbemp
“Tirooyinka ciyaarta waxay muujinayaan in
Madrid ay haysato boqolkiiba 56 ee kubbadda
iyadoo Barcelona ay si joogto ah isku dayeyso
inay ku soo weerarto counter-attacks degdeg
Laakiin waxa ugu cad cad waa kalsoonida ay Madrid ku ciyaarayso Bellingham, Kroos, iyo
Valverde ayaa si fiican u wada shaqeynaya
waxaana laga dareemayaa is-fahanka kooxda.
“Garoonka Santiago Bernabéu waxaa fadhiya 78,107 taageere
Codkooda waa kor, sacabkoodana waa
mid ka dhigaya ciyaarta mid nooleynaysa.
Daqiiqadda 82-aad hadda waa socotaa
Real Madrid wali 2, Barcelona 1.
Waxaa muuqata in Barcelona aysan wali
quusan, balse daalku wuu soo muuqday.
Lewandowski iyo Lamine Yamal waxay isku
dayayaan inay abuuraan fursado, balse
daafacyada Madrid way u taagan yihiin
si geesinimo leh. Ku dhacmoo isiii na
Qaybta ugu danbeysa kor u kac iyo soo xirid
“Waqtiga ayaa sii socdo, Madrid waxay ku
dhowdahay inay guul kale ku xasuusato
Mbappé wuxuu u muuqdaa mid aan daalin
VinÃcius Jr wuxuu sii wadaa orodka dhinaca
bidix, halka Bellingham uu dhexda ku xakameynayo ciyaarta. jong de
Difaaca Barcelona maanta waa halka laga
arkay daciifnimada ugu weyn – marka ay la
kulmaan cadaadiska degdegga ah ee Madrid, isku xirnaantooda waa jabtay. Barcaa
“Ciyaar ay dunidu daawaneyso, El Clásico
mar kale wuxuu noqday mid taariikhi ah.
Real Madrid waxay hadda gacanta ku haysaa
guul muhiim ah, balse El Clásico mar walba
wuxuu leeyahay hal xaqiiqo: ilaa seeriga ugu
dambeeya, wax walba way dhici karaan





Ok waye saxib kusoco
ReplyDelete